Dowlada oo lacag siisa Warbaahinta Madaxa banaan qaarkood iyo Shuruudo ku xiran

Sanad walba 3 May waxaa dunida oo dhan laga xusaa Maalinta Saxaafadda Addunka, waxaana looga hadlaa caqabadaha jira iyo dhibaatooyinka heesta saxaafadda xorta ah. Soomaaliya waxaa soo maray maamulo kala duwan oo saxaafadda ula dhaqma hadba sida ay doonaan balse dolwaddan hadda jirta waxey saxaafadii dalka u kala qeybisay Qaran Dumis iyo Nabad iyo Nolol. … Continue reading Dowlada oo lacag siisa Warbaahinta Madaxa banaan qaarkood iyo Shuruudo ku xiran